NEWS
Somaliland oo codeeysey
 
 

 

 

Jamhuuriyada la magacbaxday Somaliland ayaa maanta waxaa ka dhacday codbixin si nabadgalyo ah u dhacday iyadoo gudiga doorashada ay sheegeen in 98% ay si wanaagsan u dhacday

 

Ilaa iyo sodon goobood ayaysan wax codbixin ah ka dhicin kuwaasoo ka tirsan Sool iyo Sanaag.

 

Natiijada waxaa la filayaa 24ka sac ee soo socda waxaana ku tartamaya sedex musharax oo kala ah Daahir Riyaale Kaahin (UDUB), Axmed Maxamed Silaanyo (Kulmiye) iyo Feysal Cali Waraabe (UCID) dhamaantood waxay sheegeen in ay ku qancayaan natiijada.

 
 
And Today

More videos ...
IN VIDEO

Mogadishu University

More videos ...
ON ONKOD

RAGEH OMAAR
WARAYSI C. MUUSE
IN DEPTH

MUQDISHO UNIVERSITY

SAXAAFADA SOMALIA
18 Years & still fighting

Waraysi TV: Riyaale