NEWS
Siilaanyo oo magacaabay Wasiiradiisa
 
 

 

 

Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta ku dhawaaqay xubnaha golaha wasiiradiisa oo ka kooban llix iyo labaatan xubnood, oo uu sheegay inuuu ku soo xulay kartidooda.

Wasiirrada waxaa ka mid ah laba haween ah. Madaxweynuhu wuxuu golahiisa wasiirrada soo bandhigay afar iyo labaatan saac gudahood, ka dib markii la dhaariyay.


Wasaarada Arimmaha gudaha Dr Maxamed Cabdi Gaboose

Wasaarada Arimaha Dibadda Dr Maxamed Cabdullahi Cumar.

Wasaarada Maaliyada Eng Maxamed Xaashi Cilmi.

Wasaaranta Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Dr Sacad Cali Shire.

Wasaarada Howlaha Guud iyo Gaadiid Xusein Axmed Caydiid.

Wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta Sare ZamZam Cabdi Adan.

Wasaarada caafimaadka Dr Xusein Muxumad Maxamed.

Wasaarada gaashaandhiga Axmed xaaji Cali Cadami.

Wasaarada Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Cabdirizakh Khaliif Axmed.

Wasaarada Xaanada xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Dr Axmed Xaashi Oday.

Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdirisaak Ibraahin Maxamed.

Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Ismaaciil Muumin Aar.

Wasaarada Diinta iyo Cuqaafta Sh Khaliil Cabdullaahi Axmed.

Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac.

Wasaarada Kaluumaysiga iyo Maamulka Dekadaha Dr Maxamed Yaasiin Xassan.

Wasaaarada Macdanta Biyaha iyo Tamarta Dr Xusein Cabdi Ducaale.

Wasaarada Ciyaaraha Dhalinyaradda iyo Dhaqanka Maxamed Xaashi Madar.

Wasaarada Beeraha Faarax Cilmi Maxamud.


wasaarada Duulista iyo Hawada Maxamud Xaashi Cabdi.


Wasaarada Warfaafinta Cabdullaahi Jaamac Cismaan.

 
 
And Today

More videos ...
IN VIDEO

Mogadishu University

More videos ...
ON ONKOD

RAGEH OMAAR
WARAYSI C. MUUSE
IN DEPTH

MUQDISHO UNIVERSITY

SAXAAFADA SOMALIA
18 Years & still fighting

Waraysi TV: Riyaale