Waxaa Tacsi tiiraanyo leh loo dirayaa Ehlladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyootay Allaha u naxariistee Hooyo CAASHA XUSEEN CABDI oo ku geeriyootay Magaalada Hargaysa ee wadanka soomaaliya
Marxuumada ayaa geeriyootay 1-08-2010 waxaana illahay uga baryeenaa hadaanu nahay bahda Onkod News in uu ilaahay janadii fardowso ka waraabiyo
Dadka diraya Tacsida ayaa waxaa ka mid ah
1-Abdi sh/adan
2-Amina sh/adan
3-Safiya sh/adan
Iyo dhamaan reer sh/ abdi adan iyo waxay dhaleen
4-Ikhyar mahamed ali
5-Nura macalin abdulahi
6-Abdulahi xaji abdi wali
7-Fardawsa mahamed ali
8-Khadar Macalin Abdulahi
9-Abdiqadir Ahmedwali
10-Khadar xaji abdi wali
11-Qanima Mahamed Ali
12-Farxiya Omer SH/Mahamed
13-Ayan Mahamed Ali
14- Eng:Yasin Guray
15-Macaane Abdi Khalif
16-Abuker Abdi Khalif
17-Badri Abdi Khalif
18-SH/Mahamud Hasen Badri
19-Kafe Khalif
20-Fardowsa Guray
21-Basra mumumed Ali
Iyo dhamaan jaaliyadda reer Göteborg ee Caasimadda labaad ee wadanka swedan waxa ay tacsi u dirayaan Sulaan Anwar suldaan Maxamed Daahir oo Hooyadiis Xalay ku geeriyootay magaalada hargaysa waxaana leenahay hadaanu nahay bahda Onkod Inaalillaahi Wa inaa ilaihi Raajicuun