Waxaa Looga hadlay shirka ajandayaal fara badan oo ay ka mid yihiin Qaraxii lagu xasuuqay dadkii aan waxba galabsan iyo sidii Soomaliya loo keeni lahaa Ciidan fara badan oo meesha ka saaro Ciidamada AMISOM.
Soomaaliya ayaa ajandaha Madaxda Midowga Africa safxada hore ka gashay kaddib markii kooxaha argagixisada ka wada Soomaalliya ah Uganda falal is-qarxin ah ka sameeyeen, kuwaas oo bannaanka keenay in khatarta ay Al Shabab Soomaaliya ka wadeen in ay gobalka ku baahiyeen loona baahan yahay iska caabbin goboleed.