Waxaa si rasmi ah looga furayaa magaalada London tartankii cayaaraha kubadda cagta ee Somaliweek, maalinimada Jimacaha ee fooda nagu soo hayso taariikhduna tahay 23/07/2010.
Hadaba si aad ula socoto jadwalka tartanka iyo ciyaarahaan waxaa ka aqrisan kartaaisku aadka halkaan ku qoran islamarkaana waxaad ka helaysaa qaabka aad ku tagi karto xayeeysiiska la socda: