NEWS
DKMG oo Dadkeeda Dib uugu soo labatay
 
 

 

 

Drs. Caasho Cumar Geesdiir oo ah Gudoomiyaha Ururka Haweenka Soomaaliyeed oo waraysi maanta siisay Warbaahinta Onkod ayaa sheegtay in in Haweenka Soomaaliyeed qaybahooda kala duwan ay ka codsadeen inay qabato Xilkan balse waxaa diiday Wasiirka wasiiradda Haweenka iyo arrimaha Qoyska

Waxaa wax laga naxo in Dowlad aan haysan Dalka ay hadana diidaan Urur Soomaliyeed oo si xor ah is ku doortay waxayna arintan Dowlada KMG ay Fashil ku tahay in ay wax ka sheegaan Dadka is doortaan

Dowlada KMG ayaa waxa ay sidoo kale khilaaf soo kala dhaxgalieen Jaaliyada UK , MASAR IYO SOOMALIYA waxayna hada u ektahay Dowlad ku soo jeestay Dadkeeda

Onkod News

 

Waxaan ka xumahay iyadoo ay i doorteen 450-Haween ah inay wasiiradda Haweenka iyo arrimaha Qoyska ay nagu Tilmaanto koox yar." ayay tiri Drs.Caasho Cumar Geesdiir oo sheegtay inay taageero badan ka haysata Dhamaan Haweenka Soomaaliyeed qeybahooda kala duwan.

 
 
And Today

More videos ...
IN VIDEO

Mogadishu University

More videos ...
ON ONKOD

RAGEH OMAAR
WARAYSI C. MUUSE
IN DEPTH

MUQDISHO UNIVERSITY

SAXAAFADA SOMALIA
18 Years & still fighting

Waraysi TV: Riyaale