NEWS
Dab xoogan ayaa qabsaday Bakaaraha
 
 

 

 

Warar hada naga  soogaaray Magalada Muqdisha aya sheegaya in uu dab aad u xoogan uu iminka kasuconayo qeeb kamid ah suuqa ugu weyn Dalka Soomaaliya ee Bakaaraha  dabkan ayaa waxa uu ka dhashay duqayn xoogan oo Ciidamada AMISOM ay ku bur burinayaan Suuqa maadaama uu suuqa noqday Goob laf dhabar u ah AL Shabaab

Dabkan xoogan ayaan waxa uu kabilowday sida wararka aan kuheleyno goob Shidaalka lagu iibiyo oo kutaala Boosteejada hiiraan waxa uuna kusii faafay goobo kale oo aad ufara badan

Dabka ayaan hada waxa uu kusii faafayaa goobo fara badan sida aga gaarka shirkadaha waaweyn ee kuyaala suuqa Bakaaraha lamana ogoha qasaaraha dhabta ah ee kadhashay dabkaasi adka aya iyaga oo koox koox uyaacaya murugsanaya kusii qul qulayaan gudaha suuqa bakaaraha

Dowlada KMG ayaa waxa ay haystaa qalabka lagu damiyo dabka inkatoo aysan goobtaasi aynan maamulin waxaa la sheegay in wali ay socoto Duqaynta

 
 
And Today

More videos ...
IN VIDEO

Mogadishu University

More videos ...
ON ONKOD

RAGEH OMAAR
WARAYSI C. MUUSE
IN DEPTH

MUQDISHO UNIVERSITY

SAXAAFADA SOMALIA
18 Years & still fighting

Waraysi TV: Riyaale